Dalkii ugu horeeyay oo Afrikan ah oo Taangiyo Dagaal ugu deeqay dalka Ukraine

Dowladda Ukraine ayaa qaar kamid ah waddamada caalamka ka codsatay taageero milatari, gaar ahaan hub culus ay isaga difaacaan ciidamada Ruushka sida taangiyo , diyaarado dagaal iyo hubka difaaca cirka. Qaar kamid ah dowladaha caalamka uu ku jiro Mareykanka ayaa Ukraine ugu deeqay hub kala duwan ,kuwaa oo hadda ciidamada Ukraine gacan ka siinaya sidii … Continue reading Dalkii ugu horeeyay oo Afrikan ah oo Taangiyo Dagaal ugu deeqay dalka Ukraine